Qaar kamid Ah Dhaqaatiirta iyo Culuma u Diinka Magaalada Jowhar oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Gudniinka Fircooniga ah ee Gabdhaha.

0
171

Gudniinkan oo ah mid caado ahaan laga yaqaan qaarka mid ah Wadamada Africa ayaa hadana Soomaaliya waxa ay ka mid tahay wadamada sida aadka ah looga isticmaalo qaabka gabadhaha loo gudo inkastoo gobolada qaarkood ay fahmeen xag diimeed iyo mid caafimaad intaba laakin  wali  Wuxuu  ka jiraa  qaar ka mid ah tuulooyinka ku xeeran Degmooyinka Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

Gudniinkan ayaa ah Caado soo jireen ah waxaana inta badan laga dhaxlaa dhibaatooyin caafimaad daro  oo sababta in gabdhaha  uu kala dhantaalmo jirkooda waxaana hoos u dhaca miisaanka qofka sidoo kale waxaa ku yimaada xagga taran dhibaato xoogan Sida Uu Sheegay Dr Xuseen Xasan Geedi.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here