Gudoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Oo Wareysi Siiyay Idaacada Isnaay Ee Magaalada Jowhar Ayaa Ka Hadalay Dhibaatada Ka Dhalatay Fatahaadaha Webiga Shabeelle Iyo Roobabka Isbiirsaday Waxa Uu Sheegay In Daadadka Ka Dhashay Fatahaadaha Iyo Roobabka ay Cagta Mariyeen Dalagayadii Ay Beerteen Dadka Ku Nool
Waxaa Uu Xusay In Degmada Mahadaay Ay Go’doomiyeen Biyaha Webiga Shabeelle Marar Badane Ay Gudbiyeen Cabasho
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi wali Axmed Hilowle.