Gudoomiyaha Tuulada Bayaxaw ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Sheegay in Fatahaadaha iyo Roobabka is biirsaday ay go’doomiyeen Tuuladaasi.

0
240

Gudoomiyaha Tuulada Bayaxaaw Oo La Hadlay Idaacada Isnaay Ayaa Sheegay In Fatahaada Webiga Shabeelle iyo roobabka isbiirsaday ay go doomiyeen Tuulada Waxa Uuna Sheegay In Ay Dhibaateesan Yihiin Dadka Ku Nool Tuuladaasi,

Gudoomiyaha Ayaa Xusay In Qeybo Ka Tirsan Tuulada Dadka Ay Barakaceen Ka Dib Markii Biyaha Webiga Shabeelle Iyo Roobab Ka Da,ay Tuullada Ay Saameeyn Balaaran Ay Ku Yeesheen Waxa Uuna Tilmaamay In Markale Ay Ka Baqdin Qabaan In Tuulada Biyaha Ay Sameyn Xogleh Ku Yeeshaan.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here