Dadka ku nool Xarumaha barakacyaasha ee Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabelle waxaa Saameeyey Robabkii Xagaaga ahaa ee ka da,ayay Maalmahan qeybo ka mid ah Deegaanada katirsan Gobolkani Shabeellaha Dhexe waxa ayna ladhibaatoonayaan qabowga Daran Ee Jira.
Maheystaan meel ay kaga gabaadsadaan Cadceeda iyo Roobka waxa ay ku nool yihin hoy laga sameeyey bacyo iyo cowshado iskabadaa Cuno ay helaan, Carruurta ayaa qeyb ka ah Dadka ku nool xarumaha barakacyaasha oo laga dhehanaayo rafaad iyo gaajo daran umana adkeysan karaan Cimilada qabowga ah ee xiligan.
Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.