Qaar kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar Oo Ka Hadlay Doorka Kaga Aadan Horumarka Dalka.

0
194

Qaar Ka mid ah Dhalinyarada Ku Nool Magaallada Jowhar Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Oo Lahadlay  Idaacada Isnaay Ayaa Ka Hadlay Doorka Dhalinyarada ay Ka Qaadan Karaan Hormarka Dalka.

Yuusuf Cismaan Cabdulle Oo Kamid ah Dhalinyarada Magaalada Jowhar Ayaa Sheegay In Dhalinyarada Marnaba Aysan Ka Qey Qaadan Hormarka  Sababo Laxiriira in Aysan Mideysney.

Balse Saadaq ayaa Qaba in Dhalinyarad ay Ka Qeyb Qaataan Hormarka Waxa Uuna Xusay In Dhalinyarad ay Wadaan Abaabul Ku Aadan Sidii Ay Kor Ugu Qaadi Lahaayeen Mideynta Dhalinta Ku Nool Deegaanada Hirshabeelle.

Waxaa Warbixintaan Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here