Dhalinyarada Xirfadleyaasha ah Oo Ku soo Badanaya Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
159

Burburkii dalka kadib dhallinyarada jowhar ku nool  waxa ay wajahayeen dhibatooyin kala duwan oo shaqo la,aan ay ugu horeyso.

Qarkood waxa ay doorbideen iney naftooda ku haligaan tahriibta waxa ayna aaminsanayeen in soomaaliya aysan hagaageynin marnaba balse dhalinyaro qaar ayaa dhexda uxertay sidii ay dalkooda uga sameysan lahayeen shaqo abuur oo ay ugu mareyaan nolashooda iyo midka qoyskooda waxa ayna xiligan umuuqata in ay soo badanayaan dhalinyarada la imaneysa xirfado ay ku shaqeystaan.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here