Xiriirka Kubadda Cagta Dalka iyo kan Hirshabeelle oo Jowhar ka Daahfuray Horyaalka Kubadda Cagta ee Maamulka Hirshabeelle.

0
183

Horyaalkan waxaa ku tartamaya ilaa lix kooxood oo heerka koobaad ah kana dhisan Caasimada Hirshabelle ee Jowhar waxa ayna matalayaan guud ahaan Maamulka Hirshabelle .

Furitaanka Tartanka Horyaalka  ee kubadda Cagta ayaa waxaa ka qeyb galay Masuulyiin ka socotay Xiriirka kubadda Cagta ee Dalka, Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Hirshabelle, Wasiiro, Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Maamulka Degmada Jowhar.

Kuxigeenka Hoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Maxamed Cali Jabane ayaa marka hore faahfaahiyay Ujeedka loo qabtay Tartankaan.

Warbixintaan Waxaa inoo soo Jeedinaya:-  Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here