Shacabka Magaalada Jowhar Oo Maanta U Dabaaldagay Maalinta Koobaad Ee Ciidul Adxaha.

0
203

Xili maanta Dunida looga Dabaldagaayo  maalinta kobaad ee Ciidul adxa ayaa Magaalada Jowhar  ee Caasimada Hirshabelle waxa ay ka mid tahay Magaalooyinka sida weyn looga Dareemaayo Munaasabada Ciida Carafo.

Xuska  Maalintan weyn ee Ciida ayaa Muslimiintu waxa ay uga qayb qaataan ayagoo xiran Dharkooda ugu Quruxda badan intii awooda, iskuna shuba Cadarada kuwooda ugu udgoon.

Warbixintaa Waxaa Inoo Soo Jeedinaayo Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here