Fatahaadaha Webiga Shabeelle Oo Saameyn Ku Yeeshay isku Socodka Ganacsiga Xoolaha Degmooyinka Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

0
164

Ganacsatada iibisa xoolaha gaar ahaan kuwa ariga ka ganacsatada kana keena tuulooyinka gobalka sh/dhexe ayaa sheegaya inaay dhibaatooyin ku qabaan xilligan iaydoo lagu jiro bialaha dadka ay dhiibtaan dasaqada ee bishan Arafo

C/raxmaan Xasan  oo ka mid ah ganacsatada ariga ka keena tuulooyinka isla markaana ku iibiya seylada xoolah ayaa radio isnaay u sheegay meelaha ay xoolaha ka keenaan.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here