Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle Oo ka Hadashay Mashaariic lagu Hormarinaayo Wax soo Saarka Beeraha Gobolkani Shabeellaha dhexe.

0
199

Sarkaal ka tirsan Wasaarada beeraha iyo waraabka hirshabeelle Ayaa sheegay in ay sameeyeen wacyigalin ka hor inta aysan dhicin Fatahaada ku  soo Noq noqotay  Gobolkani Sh/dhexe balse ay ka gaabiyeen beeraleeyda waxaana uu intaas ku daray inaay jiraan hey,ado aan dowli ahayn oo  warbixinada ka qaataan  beeraleeyda.

Cumar Xasn Cusmaan oo ah mas,uul ka tirsan wasaarada beeraha hirshabeelle ayaa Radio Isnaay Uga Warbixiyay Dhibaatooyinka Keenay In Wax Laga Qaban Waayay Fatahaadaha Webiga Shabeelle.

Warbixintaan Waxaa Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here