U diyaar Garowga Munaasabadda Maalinta Ciidul Adxa Oo Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada Jowhar Ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
168

Magalada jowhar ee caasimada dowladgobaleedka hirshabelle waxey ka mid Tahay Magaalooyinka dunida islaamka ee laga Dareemaayo u Diyaar Garowga Munaasabada maalinta Ciidul Adxaha.

Goobaha lagu iibiyo qeybaha kala duwan ee dharka waxaa Xiligaan laga daremaya mashquul Ganacsi oo balaaran ,Dadkuna waxa ay iibsanayaan Dharkii ay xeran lahayeen Maalinta Ciida Carafo.

Sidoo Kale Seylada Xoolaha Lagu Iibiyo ayaa Kamid ah Goobaha Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Laga Dareemaayo Waxana Dadka Magaalada Jowhar Ku Nool ayaa Xoolaha Oo Ari u badan si weyn U iibsanaya.

Warbixintaan Waxaa Inoo Diyaariyay Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here