Wax Garadka Tuulada Gumarey Oo Maamulka Gobolka Ka Dalbaday In Gurmad Deg Deg La Gaarsiiyo Dadka Ku Nool  Tuulada Gumareey

0
146

Gudoomiyaha Tuulada Gumareey Saalax Xaji Sokoroow Ayaa Ka Hadlay Saameyntii Fatahaada Webiga Shabeelle uu Ku Yeeshay Dadka Ku Nool Tuulada Gumareey  Wuxuuna Sheegay in Ay Ku Sugan Yihiin Xaalad Adeg Oo Dhanka Nolosha Ah Dadka Inta Badane Ay Ka Barakaceen Tuulada Halka Qaarne Ay Ku Suganyihiin Tuulada .

Gudoomiyaha Ayaa Xusay In Biyaha Webiga Shabeelle Ay Cagta Mariyeen In Ka Badan Kun Hektar Oo Ku Beernaa Dalagyada Ka Duwan Ee Beertaan Sidoo Kale Uu Sheegay In Tuulada Ay Go,doomiyeen Biyaha Webiga Shbaeelle.

Ugu Danbeyn Gudoomiyaha Ayaa Maamulka Gobolka Kan Hirshabeelle Hayadaha Samafalka Waxa Uu Ka Codsaday In Gar Gaar Lagaa Garasiiyo Dadka Ku Nool Tuuladaasi.

Inta Badan Waxaa Sii Gordhaayo Saameynta Fatahaada Webiga Shabeelle Uu ku Yeelanaayo Dadka Ku Nool Tuulooyinka Hoosyimaada Degmooyinka Gobolkani Shabeeellaha Dhexe.

Warbixintaas waxaa inoo soo jeedinaaya:-Cabdi Wili Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here