Mid kamid ah Aqoonyihanada  Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku baaqday in Dhalinyaradda kaqeyb qaataan Horumarka Dalka

0
160

Dhalinyadda waxay ka mid tahay qeybaha ugu badan ee waddan leeyahay waxaana la sheegaa boqolkiiba 75  inaay qeyb ka yihiin bulshooyinka  iyagoo ka qeyb qaadan kara horumarka iyo dib udhiska Dalka.

Nimco jimcaaale Axmed oo ka mid ah ardada jaamacadaha jowhar wax ka barta Ayaa ka Hadashay Qaabka Ay Dhalinyarada uga Qeybqaadan Karaan Horumarka Dalka.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here