Mid Ka Mid Ah Dhaqaatiirta Ka Howl Gasho Magaalada Jowhar Oo ka hadlay Badqabka Hooyada Uurka leh.

0
215

Hooyada Uurka leh waxay u baahan tahay Daryeel Dheeraad ah oo la xiriira Badqabka caafimaadkeeda iyo kan Canuga ay Caloosha ku sido,iyadoo loo baahan yahay in ay had iyo goor la xiriirto goobaha caafimaadka ee hooyada iyo dhalaanka.

Dr Xasan Cali  wuxuu ka mid yahay dhaqaatiirta ku sugan magaalada jowhar wuxuuna warbaahinta u sheegay  Daryeelka hooyada uurka leh ay ubaahan tahay

Dr ka ayaa ku booriyay Haweenka inaay la xiriiraan inta ay uurka leeyihiin Dhaqaatiirta ayna qaataan Dawooyinka dhaqtarka kula taliyo si Canuga iyo Hooyada ay uga badabaadaan Cuduro badan gaar ahaan Canuga ineeysan ku dhicin Cudurada keeni kara naafanimada sida uu sheegay Dr ka.

Warbixintaan Waxaa Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here