Haweenkan oo isgu jira kuwa seylada xoolaha kudhex iibiya qaar muqdisho ka yimaada iyo qaar hilibka kusii dhex ganacsada suuqyada ayaa sheegay inaay xoolahii ka yaraadeen seylada sidoo kalena aysan jirin dadkii iibsan jiray ee dhaqaalka uqaadan jitay .
Waxay ka cabanayaan in xoolahaii ay fogaadeen oo laga keeno meelaha qaarkood doomo taasina waxay sanbabtay inaay haweenka aadi Karin meelaha xilligan laga keenayo xoolaha
Shukri geedi cali waa hooyo in mudo ah kusoo dhex jirtay iibinta xoolaha nool ee magaalada jowhar waxay raadiyow isnaay uga warbixisay xaaladaha suuqa
Xilligan ayaananjirin dadkii dhaqaalka iyo beeraleeydii suuqa waxka iibsan jiretay fatahaado sababay kala xiranka wadada iyo xagaayihii xilliga guga
Warbixintaas waxaa inoo soojeedineysa:-Maryama Sheikh Cabdi.