Wasiirka Waxbarashada Hirshabeelle oo Maanta Jowhar ka Daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Saree e Dalka

0
270

Arday Tiradooda ay gaareyso 1930 ayaa guud ahaan Deegaanada Hirshabeelle Maanta u fariistay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare ee Dalka oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyadoo Ardayda Magaalada Jowhar Imtixaanka ay ku galayeen Dugsiyada Sheikh Xanafi iyo Imaamu Shaafici waxaana siweyn loo Adkeeyay ilaalada Goobaha imtixaanka iyo kala foganshaha  si looga Hortaggo Faafitaanka Cudurka Covid19.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Maamulka Hirshabeelle D.r. Cabdullaahi Abuukar Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyay Imtixaanka Maanta ay u fariisteen Ardayda Dugsiga Sare ee Deegaanada Hirshabelle.

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan cabdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here