Dadka Ku Dhaqan Tuulada Moyko Oo Bilaabay In ay Matooro isaga Saaraan Biyaha Guryahooda Ceegaaga.

0
157

Qaar ka mid ah waxgaradka ,odoyaasha,dhalinyaradda iyo haweenka tuulada mooyko ayaa wado dadaalo ay biyaha isaga saarayaan kadib fatahaado iyo Roobab isbiirsaday.

Dadaaladan ay wadadaan Dadka ku dhaqan tuulada mooyko ayaa la sheegay in uu yahay  lacago lagu Uruurinaayo si loogu soo iibiyo shidaal matoorada lagu shabo kadibna biyaha looga saaro  qaar kamid ah guryo ay biyaha soo galeen,iskuulkii wax lagu baranaayay iyo dugsi qur,aan ku yiilay Tuulada sida ay sheegtay Qadro muxumad mooyko oo ka mid ah ururka haweenka tuulada.

Waxeey intaas ku dartay in ay dhamaan go,een dalagyadii halkaas ku beernaa

Qadro ayaa markale sharaxeysa biyihii ugu danbeeyay ee Roobabka Iyo Saameyntii ka Dhalatay.

Warbixintaas Waxaa Soo Jeedineysa Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here