Mid ka Mid ah Ciidamadii Militariga ee Dowladii Dhexe oo Kawarbixiyay Wanaaga ay leedahay Dowladnimada.

0
188

Dowlada iyo Shacabka waa wax isku xiran oo aan  kala maarmin. waxay kasoo bilaabataa is faham u dhaxeeya  maamulka iyo shacabka ,si ay ugu adeegto bulshooyinka.

Waxaana jiray waagii dowladii dhexe  inaay ciidamada u dhaga-nuglaayeen sharciga oo aysan ku xadgudbi Karin bulshada sida uu sheegay Cabdi sheikh Cali oo ka mid ahaa saraakiishii dowladii dhexe.

Wuxuuna intaas ku daray  haddii ay  ciidanka gacanta u taagaan shacabka baabuurta saraakiisha saran yihiin  inaay dhaafi jirin oo loo istaaji jiray istixgalinta iyo xurmada ay soomaalidu lahayd waagaasi ,inkatoo hadaba ay jiraan isdhex gal buuxda hadana waxa uu Sheegay Cabdi dhaqanka soomaalidu inaay isku dhaqan yihiin oo galbeed iyo bari ay isku hal ,uun ahaayeen

Isdhaxgalka bulshada waxay qeyb ka tahay wadashaqeeynta maamulka iyo shacabkiisa iygaoo sameeynaaya iskaashi labada dhinac ah  iyo isfaham buuxa

Warbixintaas waxaa inoo soo jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here