Makaanikada waxay ka mid tahay farsamooyinka waxbarshada gacanta waxaana lagu bartaa sida loo sameeyo baabuurta ,matoorada ,mootooyinka iyo waxyaabo badan.
Waxaana jirta caruur ka sagsaaga barshada iskuulada aasaasiga ah iyo kuwa
danyar ah oo iska bixin waayay lacagta lagu dhigto iskuulada
Asad Xasan xuseen waa mid kamid ah dhalinyarada baratay Farsamada Makaaniga wuxuu Radiyow isnaay u sheegay qaabka uu kusoo galay xirfadan.
Hadda waa Xaasle ku filan biilka qoyskiisa inkastuu sheegay inaay waxbarshada Aas Aasiga fiican tahay
Warbixintaas Waxaa inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.