Qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar oo ka hadlay Sare ukac ku yimd Qiimaha Qudaarta

0
169

Ganacsatada Suuqyada Magaalada Jowhar ku iibisa Qudaarta ayaa sheegay in sare ukac laga dareemayo Noocyada kaladuwan ee Qudaarta Kidib Saameynta Fataahadaha Wabiga Shabeelle ay ku yeesheen wax soosaarkii Beeraha ee Magaalada Jowhar waxaana Suuqyada lagu iibiyo Qudaarta laga dareemayaa sare ukac balaaran Gaar ahaan Qudaarta  Ansalaatad  iyo yaanyada .

Cabdiraxmaan Cali Diiriye waa ganacsade iibiya qudaarta noocyadeeda kala duwan waxa uu Radio Isnaay kaga  warbixinayaa  sara ukaca ku yimid Qiimaha lakala iibsado  qudaarta.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Cabdulle Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here