Gudoomiyaha Tuulada Buulo Axmed Cigoow oo ka warbixiyay Dhibaatooyinka ay ka geysanayaan Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
192

Tuulada Buulo  Axmed Cigoow Waxey Ka Mid Tahay Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha dhexe Dadka Ku Nool Tuuladaas Waxaa Saameyn Balaaran Ku Yeeshay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle

Gudoomiyaha Tuulada Buulo Axmed Cigoow ibraahim Qaliif Oo U Waramay idaacada isnaay Ayaa Waxa uu Ka Hadlay Xaaladda Ay ku sugan yihiin Dadka Ku Nool Tuulada Buulo Axmed Cigoow  isagoo Sheegay in Dhibaato uu ugeystay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here