Mid kamid ah Waayo Jooga Magaalada Jowhar Oo Ka Hadlay Wax Soo Saarka Warshadii Sonkorta Ee Isnaay  Biyaasa.

0
168

Warshadii inaay Ee laga Hirgaliyay Magaalada Jowhar Waxaa la Aas aasay  Sanadii 1919 kadib markii nin Talyaani ahaa uu keenay fikirkaas waxayna Soo Saari jirtay Sonkorta oo laga sameeyo Qasabka waxaana lagu beeri jiray Dhul Beereed Baaxad leh  oo ay Warshadu lahayd iyo sidoo kale kanaalo iyo keeydad Biyo Xireeno u ahaa  iyadoo ay ku  tiirsanaayeen  Shaqaale badan oo qeybo kala duwan ka Howlgali jiray.

Xuseen Sheikh Dali wuxuu ka mid yahy Odayaasha Tariiqda Dheer ka haaya Warshada Isnaay.

Qasabka laga ma Sameyn jirin Sonkorta oo kaliya waxaana Sido kale laga Sameyn jiray alkolaha iyo wixii soo raaca waxana  Mataan la ahayd warshadii biyaasa oo Soo Saari jirtay waxayaabo hadda dibadda soomaliya looga keeno.

Warbixintaas waxxa inoo soo saaray:-maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here