Qaar katirsan Beeraleeyda Tuulada Birimo sendo ee shabellaha dhexe Oo ka hadlay sameynta fataahada wabiga Shabeelle

0
172

Beeraleey badan oo magaalada Jowhar u dhaw Ayaa  biyahii ugu danbeeyay ka soo  Barakay kuwaas oo ay ku beernaayeen  Dalagyo kala duwan iyagoo bishan gudaheeda soo goosan lahaa balse biyahii ay cagta mariyeen.

Xasan Cabdulaahi Xasan Goobe waa mid ka mid ah Beeraleeyda Degaanka Birimo seendo wuxuu radio isnaay usheegay qasaaraha soo gaaray beerahooda.

Warkaas Waxaa inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here