Wasaarada Gar gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabbeelle Oo Deeq Gaarsiisay Tuulada Gaashaanle Ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe.

0
258

Tuulada Gashaanle waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka Hoosyimaada Magalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe islamarkana  uu sameeyey Fatahada Webiga Shabelle.Gurmad cuno ah oo Maamulka Hirshabelle ay ugu talagaleen Dadkii uu waxyeleeyey Fatahaada ayaa lagarsiiyey Tuulada  iyado dadka degaanka ay ku Safraan Dooni Webiga Dhexmareysa kadib markii Fataahada Webiga ay jareen wadadii Tuulada loo marayey .

Siid Cali Maxamuud oo ka mid ah Guddiga Tuulada Gashaanle iyo Cashar Xaaji oo Ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Tuulada ayaa ka  warbixinaya gargaarka ay lawaregeen.

Warbixintaas Waxaa inoo Soo Jeedinaaya:- Cabdi Caziiz Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here