Mid kamid ah Gabdhaha Hal Abuurada leh oo Tix Maanso ah kula Dardaarantay Dumarka Xirta Dharka Raga.

0
288

Xili Baraha Bulshada Ay Ku Soo Badanayaan Hablaha isticmaala Dareeska Raga Ay Xirtaan Sida Qamiiska iyo Cimaamada Ayaa Waxaa Arintaasi Maanso Ka Tirisay Faaisa Maxamuud Cali oo ah Gabar Halbuur Leh isla Markaana Ku Nool Magaallada Jowhar ee Caasimada dowlad goboleedka hirshabeelle.

maansadaan ayaa ah mid ay kula dardaarmeyso Hablaha Xirta dharka Raga islamarkaana sawiradooda soo galiya baraha ay bulshada ku xiriirto waxaana ay sheegtay in ay ku dhiiratay tirinta Tixdaan markii ay aragtay Hablo ku Labisan Qamiis iyo Cimaamad.

Waxaa Warbixintan Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here