Gudiga Gurmadka Fatahaadaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Oo Ka Hadlay Fatahaado Horleh Uu Sameeyay Webiga Shabeelle.

0
184

Webiga shabeelle ayaa Markale waxa uu ku fatahay Deegaano Hoos Taga Degmooyinka Mahadaay Jowhar iyo Balcad Ee Gobolkani Shabeellaha Dhexe Sida Uu Idaacada Isnaay U Sheegay Gudoomiyaha Gudiga Fatahaadaha Gobolka ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Mashaariicda Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali Ibraahim Beeshi.

Fatahaadahani ayaa Saameeyay Wax Soo Saarka Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxaana ay Barakiciyeen Dadkii Ku Noolaa Deegaanada Qaar Ee ay biyuhu wax yeeleeyeen.

Warkaan Waxaa inoo Soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here