Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Jowhar Soomaali Oo Wasaaradda waxbarashada Hirshabelle ka Dalbaday Agab Waxbarasho.

0
215

Tuulada Jowhar Soomaali waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe  waana Tuulo yar oo dadka dagan lagu qiyaasay 900 boqol oo qoys.

Waxaa Tuulada ku yaala Dugsi Hoose oo Caruurta Tuulada ay ku bartaan Maadooyinka Aas Aasiga ah Carruurta Dhigata Dugsigan oo ubadan  Gabdho maheystan agab waxbarasho oo ku filan waxaana ay dalbadeen in laga caawiyo.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-  Cabdi Casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here