Webiga Shabeelle oo Markale Saameeyay Wax Soo Saarka Dadka Ku nool Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
177

Degaano badan oo Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe Waxaa Mar kale Saameyn ku yeeshay Biyaha kasoo Rogmaday  Wabiga Shabelle xili Dadka degaanka ay muujinayaan Cabsi ah inuu Karkaarada jabsado.

Tuulada Shiidlo Bari waxaa ay ka mid tahay Tuulooyinka hoostaga Degmada Mahadaay Ee Gobolka Shabellaha Dhexe  Dadka dagan Tuuladaasna Waxa ay sheegeen in Biyaahii Wabiga soo buuxdhaafiyey ay ku soo Dul hoorayaan Tuulada waxa ayna ku sababeeyeen  biyo xireenka sabuun oo Geedo waaweyn ay ilahii ka xireen.

Warbixintaas Waxaa Soo jeedineysa Xaliima Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here