Mid kamid ah Aqoonyahaanada Magaalada Jowhar Oo ka Hadlay Taariikhda Halgameyaasha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
195

Mid ka mid ah Aqoonayahanada ku dhaqan Magaalada Jowhar oo ka warbixiyay lixdan sano guuradii ka soo Wareegtay Maalintii ay Xornimada qaadatay Soomaaliya ayaa sheegay in ay jiraan Halgamayaal Soomaaliyeed oo Naftooda u huray soo dhicinta Xornimada Soomaaliya ay Maanta ku Taameeyso.

Axmed Cabdi MaxaMuud (Axmed Jiis)  oo ka mid ah Aqoonyahaanada Magaalada Jowhar ayaa ka sheekeeyay taariikhda Halgamayaasha Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here