Howlo Indhafiiqis ah oo Maalintii labaad ka soconaya Isbitaalka Intersos ee Magaalada Jowhar

0
163

Isbitaalka Intersos ee Magaalada Jowhar waxaa ka socda Indho fiiqis lacag la,aan ah iyo baaritaan lagu sameynayo indhaha waxaana fulinaya Digtoor Shiine oo aqoon durugsan uleh Qaliinka Indhaha waxana ka faa,ideysanaya in ka badan 350 bukaan oo bulshada reer Jowhar ah .

Dr Maxamed Cali Maxamed oo ka mid ah dhaqaatiirta baaritaanka ku sameynaya bukaanada indhaha ee qaliinka lagu fulinayo ayaa waxa uu radio isnaay kaga warbixiyay sida ay uwadaan howlaha indho fiiqista ee loo sameeynayo Bulshada Reer Jowhar iyo tirada ay ugu talagaleen.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here