Maamulka Tuulada Bayaxaaw oo kahadlay Saameynta Fatahaada Wabiga Shabeelle ee Tuuladaasi.

0
175

Gudoomiyaha Tuulada Bayaxaaw Nuux aadan Ayaa Waxa uu Sheegay in Markale Biyaha Wabiga Shabeelle ay Saameyn Balaaran ku yeesheen Dadka degan Tuulada Bayaxaaw Wuxuuna Gudoomiyaha Xusay in Biyaha Ay ka Soo Baxeen Buqda Tuugaarey Ayna Saameeyeen Dhul Beereeed Gaarayo kun Hektar oo ku Beernaa Dalagyada kala Duwan.

Sidoo kale Gudoomiyaha Tuulada Bayxaaow Ayaa Maamulka Hirshabeelle, kan Gobolka iyo Hey,adaha SamaFalka ka Codsaday in Dadka Degan Tuullada Bayaxaaw Laga Caawiyo Sidii Meel Looga Marsiin Lahaa Fatahaada Wabiga oo Mar Walbo Saameeysa.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here