Dadka kunool Tuulada Banaaneey oo wada dadaalo ay isaga Xirayaan Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
179

Dadaaladaan ay wadaan beeraleeyda ku dhaqan Tuulada banaaneey oo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada Magaalada  Jowhar una jirta 2km dhanka waqooyi  ayaa ah  mid ay ku doonayaan inay iska caabiyaan biyaha soo xaalufiyay  beeraleeyda mahadaay iyo  kuwa ku waraaba kanaalka  xaanshooleey, kanaalka sheikh cali jimcaale  ilaa beeraha Tuulada labaga waxaana ku beernaa dalagyo kala duwan .

Muuse Absuge Daahir oo kamid ah Odayaasha Tuulada banaaneey  ayaa sheegay in ay wadaan habeen iyo maalin dadaalo la isaga xirayo  biyaha wabiga shabeelle.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedineeysa:- Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here