Maamulka Isbitaalka Degmada Mahadaay oo dalbaday in Gurmad Dawo lagaarsiiyo Isbitaalka Degmadaasi.

0
176

Dr C/qaadir Faqay Faarax oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha cisbitaalka degmada mahadaay ee gobolka shabeellaha dhexe oo la hadlay idaacada isnaay ayaa ka warbixiyay xaalada cisbitaalka isagoo sheegay in cisbitaalka uusan lahayn dawo iyo dhaqaatiir ku filan baahiyaha dadka bukaanada ah ee daawada usoo doonta isbitaalkaasi.

Dr Faqay ayaa sidoo kale ka dalbaday hey’adaha samafalka in ay ka taageeraan dawooyinka bukaannada ay u baahanyihiin haba ugu badnaatee daawada anti baayuutikada ah

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here