Qiimaha la iibiyo agabyada Electronics-ka ee Magaalada Jowhar oo Sare ukac laga dareemaayo.

0
176

Xili wadamada caalamka ay kala xermeen sababo laxiriira cabsida iyo faafida xanuunka Corona Virus ayaa waxaa hakad galay isku socodka ganacsiga dalka Magaalada Jowhar waxa ay ka mid tahay meelaha sida weyn looga dareemayo sameynta Caabuqa covid-19 ee goobaha lagu iibiyo agabyada electroniga ee jowhar waxaana sameeyey kala xernaanshaha dunida waxaana jira sara ukac ku yimid qiimaha lakala iibsanayo agabyada korantada oo Maalinba Maalinta ka dambeysa sii kordhaaya.

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Mucalim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here