Mid kamid ah Aqoonyihaanada Magaalada Jowhar oo ka hadlay Dhibaatada uu Tahriibka ku hayo Dhalinyarada Soomaaliyeed

0
174

Tahriibka Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa Noqday Mid ku baahaya Adduunka kaa oo Kumaan kun oo dhaliyaro u badan Markasto ay Naftooda kuwaayaan Saxaraha iyo Badda ay katalaabayaan  Sanadkasta waxa  tahriibo boqolaal kun oo dhaliyaro kuwaa ku Haminaya in ay ka baxsadan dhibaatooyin Dhaqaale oo ka Jira Deeganada ay ku Noolyihiin

Daahir Xuseen Waxa uu ka Mid yahay aqoonyihaanada ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle waxa uuna  ka Hadlay dhibaatada Tahriibka uu ku Hayo Dhalinyarada Somaliyeed

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here