Beeraleeyda  Qudaarta  ee Magaalada Jowhar oo Sharaxaad ka bixiyay Saameynta Cayayaanka Xilliyada Dabeeylaha.

0
181

Cayayaanka ayaa yimaada xilliyada qaboowga iyo dabeeyshu badan tahay wuxuuna qeyb ka yahay waxyeeleynta beeraleeyda  qaarkood waxay  ka soo baxaan  dhulka hoose marka beerta la waraabiyo isbuuc kadib.

Cabdullahi barqash waxa uu kamid yahay  beeraleeyda  qudaarta kala duwan Beerta ee ku waraaba kanaalka barwaaqo oo kamid ah kanaalada ku yaalla  Magaalada jowhar wuxuuna sharxayaa noocyada cayayaanka iyo sumaha lagula tacaalo

Inkastoo lagu guda jiro xilliga guga qaboow badan iyo ceeryaamo ay jirto hadana cayayaanka ayaa ka qeyb qaata  baabi’inta dalagyada la beerto.

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedineysa:- Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here