Qiimaha Lakala iibsanayo dalaga Sisinta ee suuqyada Magaalada Jowhar oo hoos udhac laga dareemayo

0
173

Dalaga sisinta waxaa uu ka mid yahay dalagyada lagu Beerto Beeraha Magaalada Jowhar ee gobolka shabeellaha Dhexe Suuqyada lagu iibiyo waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ganacsi oo xowli ah waxaana la sheegay in sisin badan beeraleeyda ku nool miiyga usoo goday islamarkaana suuqa lagu iibiyo sisinta ee Magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafada Horseed lagu arkaayo Mashquul badan taasna waxa ay sababtay in dalaga sisiinta Qiimihiisii uu hoos udhaco .

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here