Warbixin:- Magaalada Jowhar oo ay ku soo badanayaan Goobaha farsamada Gacanta ee lagu Tababarayo Caruurta yar yar.

0
219

Jowhar waxaa ku yaala goobo badan oo lagu farsameeyo biraha Mootooyinka loo yaqaano bajaajka waxaana inta badan ka shaqeeya dhalinyaro ka raadsada nolol maalmeedkooda hasa ahaate waxa jira caruur badan oo barta xirfadda makaanikada ee lagu hagaajinayo biraha mootooyinka ciladaha ay soo wajahaday macalimiin aqoon wanaagsan u leh farsamada ayaa caruurta si lacag la,aan ah tababar usiiya iyado ujeedka uu yahay in caruurta ay noqdaan kuwa yaqaana xirfadda gacanta islamarkaana ugu shaqeeya waalidkooda.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Mucalim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here