Xaruntaan Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ah ayaa ah goob gaar loo leeyahay oo ka furan Degmada Cadale waxaa ka howl gala 2 dhaqtar 4 kalkaaliye caafimaad iyo hal umuliso Taasi oo fududeeysay inaay ka baaqsadaan dadkii muqdisho isbitaal u aadi jiray.
DR Yaasiin Maxamed Xuseen ayaa Sheegay inay ka dhiman yihiin waxyaabo badan oo isbitaalka u baahan yahay waxeyna ka codsadeen Wasaaradaha Caafimaadka Hirshabeelle iyo dowlada dhexe inaay ka caawiyaan dhalinyaradan mudo hal sano ah laga joogo isku xilqaamaay baahiyaha Aasaasiga ah ee Degmadaasi.
Warbixintaan waxaa inoo soo jeedineeysa:- Maryama Sheikh Cabdi