Gudoomiyaha Tuulada baardheere oo Sheegay in Mar kale uu Wabiga Shabeelle Fatahaad kageystay Tuuladaasi.

0
172

Tuulada baardheere waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka hoosyimaada Magallada Jowhar  ee Gobolka Shabellaha Dhexe

Gudoomiyaha  Tuuladaasi cali jimacaale arwaax oo Wareysi Siiyay idaacada isaay ayaa Waxa uu Sheegay in Mar kale uu ku Fatahay Wabiga Shabeelle Tuulladaasi Waxaana uu Sheegay in dadka ay ka barakaceen Tuulada Hadane ay ku sugan yihiin dad yar Tuulladaasi.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here