Mid ka mid ah Duubabka dhaqanka Gobolka Shabeellaha dhexe oo sheegay inay talada wadaagaan Odayaasha iyo Dhalinyarada Gobolka.

0
183

Inta badan Odayaasha dhaqanka waxay dhalinyarada ku eedeeyaan inay talada gacanta ugu jirto odayaasha oo aysan waxba u ogoleeyn Dhalinyarada  balse waxaa taa beeniyay  qaar ka mid ah Ururada   dhaqanka ee dubab balaas oo ay ka mid yihiin haween, dhalainyaro  gabadho iyo wiilal isugu jiro.

Nuur Maxamed  Geedi wuxuu ka mid yahay odayaasha dhaqanka gobolka wuxuuna u sheegay inay dhaliyada ahayan qabiil iyo koox koox balse ay yihiin  mustaqbalkii bari hagi lahaa Bulshada Gobolka Waxaana taa u dheer aqoonta iyo ka qeybgalka nabadeeynta iyadoo kuwa yar ee isticmaala muqaadaraadka ay hagi karaan kuwa wax bartay hadii odayaasha ay ka dhabeeyaan sida uu shegay nabadoonka una arkaan jiilalka cusub ee mustaqbalkii bari la wareegi lahaa talada Dalka.

Waxaa Warbixintaan inoo soo diyaarisay Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here