Suuqyada Magaalada Jowhar oo laga dareemayo u Diyaar garoowga Munaasabadda Ciida

0
130

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Xili maalmo kooban ay ka harsantahay munaasabadda maalinta ciidul fitriga ayaa magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe waxaa si weyn loogadareemaya u diyaar garowga munaasabada.

Waxaana suuqyada magaalada jowhar laga dareemaya dhaq dhaqaaq ganacsi oo xoog leh iyo waliba shacabka magaalada oo wada u diyaar garowbay iyo ganacsatada maalmaha sabtida ama axada midkood ayaa lagu wadaa iney noqoto maalinta ciidul fitriga.

Waxaa warbixintaan inoo soo diyaariyay:-Cismaan Cabdalla Cismaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here