Qaar kamid ah ganacsatada Jowhar oo sheegay in uu sameyn ku yeeshay Cudurka Covid 19 Qanacsigooda.

0
129

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Ganacsatada iibisa qudaarta ee Magaalada Jowhar ayaa xiligaan waxa ay ka cabanayaan sameynta covid19 uu ku yeeshay suuqyada qudaarta kadib markii xanuunkaan uu soo gaaray dalka Soomaaliya.

Makaraan maxamed cabdulle oo ka mid ah ganacsatada magalada jowhar ee ku iibisa muuska ayaa waxa uu ka hadlayaa sameynta uu ku yeeshay ganacsigiisa caabuqa covid-19

Sikastaba ha’ahaatee ganacsatada magalada jowhar ee gobolka shabellaha dhexe ayaa wajahaya xaalada kala duwan oo ay ugu horeeyaan saameynta fatahaadaha wabiga shabelle iyo Caabuqa covid19.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiasiis xassan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here