Barakacayaasha ku nool Jowhar oo Codsaday in lasoo gaarsiiyo Agabka looga Hortago Covid-19.

0
193

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Deegaanada Hirshabeelle guud ahaan waxaa ka socda ololaha wacyigelinta caabuqa dilaaga ah ee corona virus si loo ilaaliyo badqabka dadka reer hirshabelle  iyadoo sarakiisha caafimaadka ay wadaan fariimo ku saabsan in laga taxadaro covid19 lana ilaaliyo nadaafada waxaa jira dad dan yar ah oo ubaahan in la gaarsiyo agabka garsiiyo agab caafimaad.

Xaafadaha magalada jowhar waxaa ka socda olalaha wacyogalinta caabuqa coronavirus iyado borar ay ku qoranyihiin astaamaha iyo ka hortaga cabuqaas lagu dhajiyey goobaha dadka ay u badanyihiin.

Waxaa warbixintaan inoo soo diyaariyay:-Cabdi Casiis Xasan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here