Roobabka Xilliga Guga oo sababay in isbedel Qiimaha Xoolaha ee Magaalada Jowhar

0
194

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Roobabkii Xilliga Guga oo kacurtay Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sababay Xoolo dhaqato badan  in ay Xoolahooda dib u ceshtaan Marka ay roobabka da,aan.

Aadaan Maxamed Xasan xaqiijiye ayaa kahadlay Manaafacaadka Xoolaha iyo Sida ay isugu baahanyihiin Xoola dhaqatada iyo Dadka Jooga Magaalada.

Dr Cabdu qaadir Xuseen Cismaan oo kamid ah dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha ee Ururka Sareerfa ayaa kawarbixiyay Sababaha ay xilli roobaadka Xoola dhaqatada u jecleestaan in ay xoolahooda iska iibin.Waxaa war bixintaan inoo soo jeedineysa:-Maryan Sheikh Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here