Guurka degdega ah iyo isticmaalka Baraha Bulshada oo saameyn xoogan ku yeeshay waxbarashada gabadhaha

0
183

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Guud ahaan waxabarshada ayaanan ukala saarneeyn wiilal iyo gabdho iyadoo dugsiyada hoose iyo dhaexe ,sare iyo jaamacadaha ay ka soo muuqdaan gabdho badan hadana xilliyada qaangaarka Mid ka mid ah gabdha ka tagay waxbarshada oo ku nool magaalada jowhar  oo magaceeda ka gaabsatay ayaa radio isnaay kaga warantay

Sidoo kale marka ay guursato gabdha waxay la soo darista xaalado ka duwan oo mas,uuliyad saareeysa gabdha sida howsha guriga xilliga walaca iyo dhalmada intaba taasina waxay saa,meeyn xoogan ku yeelataa xagii waxbarshada

Waxaa warbixintaan inoo haysa Maryan Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here