Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo xilka si rasmi ah loogu wareejiyay.

0
206

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, saraakiisha ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ayaa goob joog ka ahaa shir jaraa’id oo si wada jir ah xarunta madaxooyada gobolka Hiiraan ugu qabteen islamarkana xilka kula kala wareegayeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale.

warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here