UEFA Oo Shir Laba Maalin Socon Doona La Qaadan Doonta Maamulada Horyaalada Yurub

0
223

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xidhiidhka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa go’aamin doona mustaqbalka gaaban ee horyaalada yurub iyada oo la qaban dono shirar aad u badan todobaadka dambe.

Gudida UEFA ayaa shir isugu yeedhay 55 xidhiidh ee qaarada yurub, Maamulka Horyaalada, Kooxaha iyo madax kale shirkaas oo socon doona Salaasada oo ku beegan 21 April iyo Arbacada oo ku beegan 22 April.

Waxa laga wadahadali doono ayay ka mid yihiin qorshaha dib loogu bilaabi doono xilli ciyaareedkan 2019/2020 oo la joojiyay sabab la xidhiidha xanuunka Coronavavirus.

UEFA president Aleksander Ceferin has always stressed the importance of the public’s health but has also reiterated his wish for domestic seasons to be completed.

Madaxweynaha UEFA ee Aleksander Ceferin ayaa mar walba ku adkaystay muhiimada caafimaadka sidoo kale sheegay in uu doonayo in la dhamaystiro.

UEFA ayaa doonaysa in ay horyaalada heshiis kala gaadho sidii loo bilaabi lahaa xilli ciyaareedka iyo waliba sidii loo ciyaari lahaa jadwalka kulamada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here