Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in jaadkii la soo galiyo Baladweyne la gubi doono.

0
204

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan iyo saraakiil kale oo kormeer ku tagay deegaano ku teedsan xadka kala qeybiyay Soomaaliya iyo Itoobiya halkaasoo inta badan laga soo galiyo qaadka la keeno magaalada Baladweyne.

Kormeerka kadib guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in hadda wixii ka dambeeya ciidamada ammaanka ay amar u qaban inay qabtan jaadka islamarkana ay guban isagoo sheegay in arintan looga gon lee yahay ka hortaga cudurka karoona.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here