Guddiga dhismaha masaajidka Cumar Binu Khadaab ee Baladweyne oo codsaday in laga qeyb qaato dhismaha masaajidka

0
186

Guddoomiyaha guddiga dhismaha masaajidda Cumar Binu khadaab ee magaalada Baladweyne Cumar Sheekh Cabdulahi Maade oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ka codsaday shacabka Somaaliyeed inay ka qeyb qaatan dhismaha masaajiddan.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here